[Deg Deg] Madaxweynaha Puntland Oo Xil U Magaacabay Gobolka Sanaag Iyo Moganaanta Xukuumadda Biixi

0
Tuesday February 23, 2021 - 21:20:43 in News by Super Admin
  • Visits: 485
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    [Deg Deg] Madaxweynaha Puntland Oo Xil U Magaacabay Gobolka Sanaag Iyo Moganaanta Xukuumadda Biixi

    [Deg Deg] Madaxweynaha Puntland Oo Xil U Magaacabay Gobolka Sanaag Iyo Moganaanta Xukuumadda Biixi

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

[Deg Deg] Madaxweynaha Puntland Oo Xil U Magaacabay Gobolka Sanaag Iyo Moganaanta Xukuumadda Biixi

Hargaysa [Irmaan News] Madaxweynaha maamulka puntland Siciid Cabdilaahi Denni ayaa magacaabay gudoomiyaha gobolka sanaag oo ka tirsan Somaliland.


Siciid Axmed Jaamac, ayaa loo magacaabay gudoomiyaha cusub ee gobolka sanaag.


Gobolka sanaag ayaa ka tirsan Somaliland, waxaana maamulka puntland hore ugu hayay xilkan Cali Xuseen soomaali, kaas oo loo magacaabay La-taliyaha wasaaradda arrimaha gudaha puntland.


Xukuumadda Somaliland ayaan weli wax talaabo ah ka qaadin faro-gelinta maamulka putland ku hayo deegaanka sanaag, iyo deegaanadda hoos yimaada.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


LATEST NEWS