[Deg Deg] Xukuumadda Somaliland Oo Go,aan Ka Soo Saartay 6 Ciyaartooy Oo Koobka Gobolada Puntland Ka Ciyaaray?

0
Saturday August 14, 2021 - 14:40:25 in News by Hargaysa Office
  • Visits: 1289
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    [Deg Deg] Xukuumadda Somaliland Oo Go,aan Ka Soo Saartay 6 Ciyaartooy Oo Koobka Gobolada Puntland Ka Ciyaaray?

    Xukuumadda Somaliland Oo Go,aan Ka Soo Saartay 6 Ciyaartooy Oo Koobka Gobolada Puntland Ka Ciyaaray?

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xukuumadda Somaliland Oo Go,aan Ka Soo Saartay 6 Ciyaartooy Oo Koobka Gobolada Puntland Ka Ciyaaray?



Hargaysa (Irmaan News) Xukuumadda somaliland, ayaa Hor-yaalka ciyaaraha ka ganaaxday ciyaartooy ka ciyaaray koobka ka socda maamulka Puntland

Guddida ciyaaraha somaliland oo kaashanaya wasaaradda ciyaaraha somaliland, ayaa soo saaray ganaax ay ciyaaraha kaga mamnuucayaan 6 ciyaartooy oo somaliland ka soo jeedda kuwaas oo ka ciyaaray koobka ka socda maamulka Puntland


Lixda ciyaartooy ee laga ganaaxay ciyaaraha somaliland, ayaa kala ah Xamse Sheekha, Baxwal, Boqolle, Khaalid Liyo Iyo Fu'aad Cinjir

Ciyaartooydan guddida ciyaaraha somaliland ganaaxday ayaa ciyaarayay koobkii goboladda somaliland

Wasaaradda ciyaaraha somaliland, ayaa hore u ganaaxday ciyaartooy ka soo ciyaaray koobka soomaaliya muqdisho balse markii danbe magaaladda Hargaysa yimi isla markaana si caadi ah ciyaaraha uga bilaabay kooxahoodii ay ka tirsanaayeen.

Isha Xogta: Irmaan News


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


LATEST NEWS