Habar-jeclo Iyo Arab Oo Kulan Isugu Yeedhay Labadii Beelood Ee Ku Dagaalamay Deegaanka Cali Saahid?
Burco [Irmaan News] Shir u dhaxeeya labadii beelood ee walaalaha ahaa ee dagaalku ku dhex-maray deegaanka Cali Saahid, ayaa shir uga socda magaaladda Burco
Mid ka mid ah hoteeladda magaaladda ayaa waxa ka socda shir labada beelood xal loogu xeliyo dagaalka dhimashada sababay ee ka dhex-taagan
Labada beelood ee Habar-jeclo iyo Arab, ayaa wadda hadalka ka shaqaynaaya waxa ay isa soo hor-fadhiisiyeen labada beelood waxgaradkoodii
Shirka oo socda ayaa sida ilo wareedyo u xaqiijiyeen Irmaan News, waxa u socda si habsami ah waxaana dedaal kasta lagu bixinayaa inaam dhiig danbe daadan oo is afgarad la gaadho
Isha Xogta :- Irmaan News