Cabdirisaaq Khaliif Oo Si Qarsoodi Ah U Soo Galay Laascaanood Iyo Kulamo Uu La Qaatay Garaaddada?

Saturday July 15, 2023 - 11:32:13
Cabdirisaaq Khaliif Oo Si Qarsoodi Ah U Soo Galay Laascaanood Iyo Kulamo Uu La Qaatay Garaaddada?



Laascaanood [Irmaan News] Cabdirisaaq Khaliif Axmed, ayaa dib ugu soo laabtay magaaladda Laascaanood

Cabdirisaaq ayaa markii uu iska casilay xilka gudoomiyaha golaha wakiilada somaliland, wuxuu tegay magaaladda Garoowe, ee caasimada u ah maamulka Puntland

Kulamo ayuu la qaatay garaaddada gobolka Sool, welina lama xaqiijin waxyaabaha ay ka wadda hadleen

Xaaladda gobolka Sool, ayaan weli xal loo helin balse maalmihii u danbeeyay ma dhicin wax dagaal ah

Isha Xogta :- Irmaan News