Abiy Ahmed Oo Dekedda Saylac Damac Ka Galay Iyo Hadal Shaki Abuuray Oo Uu Jeediyay?

Sunday October 15, 2023 - 13:37:54
Abiy Ahmed Oo Dekedda Saylac Damac Ka Galay Iyo Hadal Shaki Abuuray Oo Uu Jeediyay?


 

Hargaysa [Irmaan News] Ra’iisul wasaaraha Itoobiy Abiy Ahmed, ayaa sheegay inaan dalkiisu aqbali karin bad la,aan

 

Hadal abiy ayuu ku sheegay waraysi ducomantery ah oo uu siiyay warbaahinta dalkiisa

 

Dekeda saylac, ayuu soo hadal qaaday inay tahay mid taarikhi ah wuxuuna xusay in dekeda Berbera iyo Jabuuti, ay maal-gashadeen dalal kala duwan isaga ula jeeda in itoobiya ay rabto inay deked xulato

 

Dad ka badan boqol milyan oo itoobiya ku nool ayaa ah kuwo bad la,aan ah taas oo ku abuurtay inay raadiyaan bad ay madeecadaha kala soo degaan

 

Itoobiya, sidoo kale danaynaysay deked ku taalla dalka ay deriska yihiin ee Eritrea

 

 

 

Isha Xogta:- Irmaan News