"Waxa Iga Go'an….." – Lionel Messi Oo Ballanqaadkii Ugu Horreeyay U Sameeyay Kooxdiisa Cusub?

0
Wednesday August 11, 2021 - 09:00:57 in Sports by Hargaysa Office
  • Visits: 958
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    "Waxa Iga Go'an….." – Lionel Messi Oo Ballanqaadkii Ugu Horreeyay U Sameeyay Kooxdiisa Cusub?

    "Waxa Iga Go'an….." – Lionel Messi Oo Ballanqaadkii Ugu Horreeyay U Sameeyay Kooxdiisa Cusub?

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Waxa Iga Go'an….." – Lionel Messi Oo Ballanqaadkii Ugu Horreeyay U Sameeyay Kooxdiisa Cusub?

Kaddib markii ay ugu dambayn xalay kooxda Paris Sain-Germain si rasmi ah ugu dhawaaqday saxeexiisa, Lionel Messi ayaa bixiyay waraysigiisii ugu horreeyay ee isaga oo aan ahayn ciyaaryahan Barcelona ah.


Messi ayaa toddobaadkii hore ogaaday xaqiiqada murugada leh ee ah inuu ka tagayo Barca oo aysan waxba ugu hadhin walow uusan jeclayn isagu inuu ka dhaqaajiyo sida uu sheegay.

Image

Xiddiga lixda jeer kusoo guuleystay abaalmarinta Ballon d’Or ayaa Paris u saxeexay heshiis laba sano ah oo sanadka saddexaad yahay dookh la kordhin karo.



Messi oo saxaafada la hadlayay kaddib dhammaystirka qandaraaskaas ayaa sheegay inay qorshaha kooxda iyo hammigiisu ay yihiin kuwo isku haboon.

Dhinaca kale 34 sano jirka Argentine-ka ah ayaa sheegay inay ka go’antahay inuu wax cajiib ah la dhiso kooxda iyo jamaahiirteedaba.


"Aragtida kooxdu waa mid la jaan-qaadaysa hammiyadayda, waan ogahay hibada ay leeyihiin ciyaartoyda iyo shaqaalaha halkan joogaa” ayuu hadalkiisa ku bilaabay kabtankii hore ee Barcelona.

"Waxa iga go’an inaan hareertooda ka dhiso wax weyn kooxda iyo jamaahiirtaba, ma sugi karo inaan galo garoonka Parc des Princes”

Laacib.net


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


LATEST NEWS