Madaxweyne Denni Oo Ka Guulaystay Dabin Uu U Dhigay Madaxweynaha Soomaaliya?

0
Tuesday January 09, 2024 - 08:46:53 in News by Hargaysa Office
  • Visits: 242
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweyne Denni Oo Ka Guulaystay Dabin Uu U Dhigay Madaxweynaha Soomaaliya?

    Madaxweyne Denni Oo Ka Guulaystay Dabin Uu U Dhigay Madaxweynaha Soomaaliya?

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweyne Denni Oo Ka Guulaystay Dabin Uu U Dhigay Madaxweynaha Soomaaliya?


 

Garoowe – Irmaan News – Madaxweynaha maamulka Puntland, ayaa mar kale loo doortay Siciid Cabdilaahi Denni, oo markii labaad ku guulaystay inuu hogaamiyo maamulkaasi

 

Doorashada marka labaad lagu doortay madaxweyne Denni, ayaa ah midii kowaad ee madaxweyne maamulkaasi soo mara dib loogu doorto

 

Loolano kala duwan ayaa ka dhacay doorashadii Puntland, waxaana lagaga adkaaday siyaasado kala duwan oo ay ugu weyn tahay siyaasadii dawlada federaalka soomaaliya

 

Dawladda Soomaaliya ayaa dedaal ku bixinaysay in madaxweynaha Puntland, uu yimaado shikhsi ay wataan oo door weyn ka qata dejinta ahdaafta siyaasadooda kaas oo ahaa wasiirkii arrimaha dibada dawlada soomaaliya oo is-casilay balse guul-darro la kulmay

 

Madaxweynaha cusub ee maamulka Puntland, ayaa dawlada soomaaliya kaga guulaystay inuu damacoodii fashiliyo isla markaana uu ku guulaysto qorshayaashiisii uu dejistay

 

Madaxweyne Siciid Denni, ayaa 17-xildhibaan ee Dhulbahante, isagu soo xushay taas oo udub dhexaad u ahayd guushiisa doorashadda

 

Madaxweyne ku xigeenka maamulka Puntland, ayaa isna waxa ku guulaystay wasiir xukuumadda madaxweyne Denni, ka tirsanaa isla markaana deegaan ahaan ka soo jeedda magaaladda Laascaanood





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


LATEST NEWS