Sadex Madaxweyne Oo Somaliland Soo Maray Iyo Hal Arrin Oo Ay Ka Sinaayeen?

0
Tuesday February 01, 2022 - 11:23:34 in Articles by Warbaahinta Irmaan
  • Visits: 1002
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sadex Madaxweyne Oo Somaliland Soo Maray Iyo Hal Arrin Oo Ay Ka Sinaayeen?

    Sadex Madaxweyne Oo Somaliland Soo Maray Iyo Hal Arrin Oo Ay Ka Sinaayeen?

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sadex Madaxweyne Oo Somaliland Soo Maray Iyo Hal Arrin Oo Ay Ka Sinaayeen?





Somaliland , 2001 ilaa 2022 gudiyadii la magacaabay ee diiwaangalinta ururada siyaasada oo isu gayn ka koobnaa 21 qof ma jirto hal qof oo gabadh ah oo gudigaasi saami ahaan ku matasha haweenka.

Madaxwayne biixi oo Ah madaxwaynihii ugu danbeeyey Ee gudigan magacaaba ayaan isaguna ku soo darin saamigii haweenka  .

Ururada u dooda xuquuqda haweenka oo ay ugu horayso dalada Sonsaf ayaa ku hawlan sidii ay dawlada ugala hadli lahayd xuquuqda haweenku ku lahaayeen gudiga madaxwaynuhu magacaabay.


Akhri liiska magacyada gudiyadii la magacaabay 2001 ilaa 2022

Waxa Soomaalilaan soo maray saddex ah guddiga diiwaangelinta ururrada iyo ansixinta asxaabta qaranka.

Guddiyadii Madaxweyne Cigaal ‘AHN’ soo magacaabay Febarwar 2001

1‐ Maxamed Jaamac Boodhle Guddoomiye

2‐Aadan Geedi Qayaad, Gudoomiye‐ku‐xigeen

3- Saleebaan Yuusuf Cali Koore, Xoghayn

4‐Xasan Axmed Nuur, Xubin

5‐Dr. Cali Yuusuf Axmed, Xubin

6‐Yuusuf Cumar Maxamed, Xubin

7‐Maxamed Ducaale Maxamed, Xubin

Guddiyadii Madaxweyne Siillaanyo Soo magacaabay Seb. 2011

1. Cabdirisaaq Jaamac Cumar (Ciyaale)

2. Cabdalle Ibraahim Maxamed

3. Xasan Axmed Ducaale (Macalin)

4. Cumar Xasan Jaamac

5. Maxamed Cabdi Maalik

6. Aadan Geedi Qayaad

7. Ismaaciil Cabdilaahi Cali

Guddiyad Madaxweyne Biixi soo magacaabay Janwar. 2022

1. Maxamuud Axmed Obsiiye.

2. Siciid Maxamed Cilmi.

3. Muxiyaddiin Yuusuf Ibraahim

4.  Aadan Geedi Qayaad

5. Cabdalle Ibraahim Maxamed

6. Mukhtaar Cabdi Jaamac

7. Maxamed Xasan Cabdi Badde

Qora:- Cali Coomay - Shaqaale Ka Tirsan wasaaradda Warfaafinta - Wargeyska Dawan


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


LATEST NEWS