Maxamuud Xaashi Oo War Ka Soo Saaray Safarkii Madaxweyne Biixi Iyo Dhirbaaxo Duur Xul Ah Oo Uu Mucaaradka U Diray?

0
Saturday March 26, 2022 - 18:56:08 in News by Hargaysa Office
  • Visits: 1045
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maxamuud Xaashi Oo War Ka Soo Saaray Safarkii Madaxweyne Biixi Iyo Dhirbaaxo Duur Xul Ah Oo Uu Mucaaradka U Diray?

    Maxamuud Xaashi Oo War Ka Soo Saaray Safarkii Madaxweyne Biixi Iyo Dhirbaaxo Duur Xul Ah Oo Uu Mucaaradka U Diray?

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maxamuud Xaashi Oo War Ka Soo Saaray Safarkii Madaxweyne Biixi Iyo Dhirbaaxo Duur Xul Ah Oo Uu Mucaaradka U Diray?


Hargaysa [Irmaan News] Wasiirkii hore ee madaxtooyadda somaliland Maxamuud Xaashi Cabdi, ayaa ka hadlay soo dhaweynta madaxweyne Muuse Biixi

Maxamuud Xaashi, ayaa si cad u sheegay in maalmaha aan la isku khaldin isla markaana maanta oo kale ay ahayd maalin qaran

Qoraal uu ku baahiyay barta uu ku leeyahay Facebook, ayaa wuxuu u dhignaa sidan:-


Markay tuban tahay, iyo marka lala tago, waa toleeyoo looma kala tago.                                                   

Eebe mahadii saaka waxaan ka qayb galay soo dhaweyntii Madaxweynaha jamhuuriyada Somaliland mudane Muuse Biixi iyo waftigii la socday. Waftiga ballaadhan ee madaxweynuhu hogaaminayey oo safar shaqo u tegay cariga Maraykanka, waxaan ku bogaadinayaa guulaha ay u soo hooyeen Qarankeena.

Subax waliba cayn leh, ee saaka waxay ahayd marka siyaasadda sibirta la is geliyo ee hal saf oo qudha la wada galo, isla markaana tunka iyo tagoogada nacabka loo buuro. Saaka  waxay ahayd, marka ninka reer miyiga ahi geela ugu heeso: Markay tuban tahay, iyo marka lala tago, waa toleeyoo looma kala tago.
Saaka oo kale, ninka rag ahi ma ambado, oo waxaa u kala soocan waxa la wada leeyahay iyo waxa la kala leeyahay.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


LATEST NEWS