Dagaalkii U Dhaxeeyay Labadda Beelood Ee Garxejis Iyo Super Awal Oo Go,aamo Adag Laga Gaadhay?

0
Wednesday May 24, 2023 - 11:14:10 in News by Hargaysa Office
  • Visits: 296
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dagaalkii U Dhaxeeyay Labadda Beelood Ee Garxejis Iyo Super Awal Oo Go,aamo Adag Laga Gaadhay?

    Dagaalkii U Dhaxeeyay Labadda Beelood Ee Garxejis Iyo Super Awal Oo Go,aamo Adag Laga Gaadhay?

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dagaalkii U Dhaxeeyay Labadda Beelood Ee Garxejis Iyo Super Awal Oo Go,aamo Adag Laga Gaadhay?



Burco [Irmaan News] Madax dhaqameedka beelaha Garxejis iyo Super awal, ayaa kulan uga furmay magaaladda Burco

Kulanka ayaa lagu soo af-jarayaa xiisadii ka taagnayd labo ardaa oo walaalo ah oo dagaal ku dhex-maray deegaanka Qabri-gorod

Madax dhaqameedka labada dhinac ayaa laga dhaarinaya 25 qof taas oo bud-dhig u noqonaysa in xiisadii dagaalka la soo af-meero


Wasiiro xukuumadda somaliland ka tirsan ayaa goob joog ka ah nabada la uunkay waxaana sidoo kale qayb ka ah masuuliyiinta xisbiyada mucaaradka

Muddo dagaal labo beelood u dhaxeeya taagnaa waxa loo fadhiya in si nabad is faham iyo wadda hadal lagu dhameeyo xiisadii dhimashada iyo dhaawaca sababtay .

Isha Xogta:- Irmaan News


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


LATEST NEWS