[ -War Cusub -] Maxaabiistii Maamulka Puntland Somaliland Ka Qabatay Oo War Ka Soo Kordhay?

0
Saturday May 27, 2023 - 15:14:29 in News by Hargaysa Office
  • Visits: 301
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    [ -War Cusub -] Maxaabiistii Maamulka Puntland Somaliland Ka Qabatay Oo War Ka Soo Kordhay?

    Maxaabiistii Maamulka Puntland Somaliland Ka Qabatay Oo War Ka Soo Kordhay?

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maxaabiistii Maamulka Puntland Somaliland Ka Qabatay Oo War Ka Soo Kordhay?

 

Hargaysa [Irmaan News] Askartii lagu qabtay dagaaladii dhex-maray ciidanka somaliland iyo kuwa maamulka Puntland ayaa la keenay qaar ka mid ah dhakhtarada Hargaysa

 

Askarta dhaawaca ah ayaa lala tacaalayay xaaladooda caafimaad waxaana ciidanka asluubta oo ilaalinaya maxaabiista masuuliyadooda ay dhakhtar geeyeen qaar ka mid ah maxaabiista

 

gawaadhida amniga maxaabiista sugaya ayaa ahaa kuwo diyaarsan isla markaana gaadiidka gurmadka ah ayaa lagu soo qaaday dhaawaca maxaabiista

 

marka laga tago kala qaybsanaanta dhanka siyaasada iyo arrimaha mucaaradnimada ah talaabadan ayaa ah mid bogaadin mudan isla markaana ay somaliland dheer tahay dalalka deriska ah

 

maxaabiis kala duwan ayaa lagu qabtay dagaaladii somaliland, lagaga soo qaaday gobolka sool, waxaana maxaabiistaas lagu qabtay ay noqdeen kuwo xaaladahooda caafimaad si dhow loola socdo

 

Isha Xogta :- Irmaan News




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


LATEST NEWS