Komishanka Doorashooyinka Somaliland Oo Ka Jawaabay Doorashadda Soo Horaynaysa Iyo Daneeyayaasha Oo Wadnaha Farta Ku Haya?

0
Tuesday May 30, 2023 - 14:01:43 in News by Hargaysa Office
  • Visits: 371
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Komishanka Doorashooyinka Somaliland Oo Ka Jawaabay Doorashadda Soo Horaynaysa Iyo Daneeyayaasha Oo Wadnaha Farta Ku Haya?

    Komishanka Doorashooyinka Somaliland Oo Ka Jawaabay Doorashadda Soo Horaynaysa Iyo Daneeyayaasha Oo Wadnaha Farta Ku Haya?

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Komishanka Doorashooyinka Somaliland Oo Ka Jawaabay Doorashadda Soo Horaynaysa Iyo Daneeyayaasha Oo Wadnaha Farta Ku Haya?


Hargaysa [Irmaan News] Xukuumadda somaliland, ayaa sheegtay inay diyaarisay dhaqaalihii lagu qaban lahaa doorashooyinka dalka

Komishanka doorashooyinka ayaa kaadh qaybinta ka bilaabay magaalooyinka,  Awdal iyo Sanaag

Wasiirka wasaaradda caafimaadka Xasan Gafaadhi, oo ku sugan gobolka Sanaag, ayaa shaaciyay in xukuumadu bixisay dhaqaalihii doorashadda isla markaana xiliga muddada iyo doorashada soo horaynaysa ay cayimayaan komishanku


Masuul u hadlay komishanka ayaa tilmaamay in doorasho la qabanayo wuxuuna si kaftan ah u sheegay in suumanka la adkaysto

Asxaabta mucaaradka, xukuumadda iyo ururada siyaasadda ayaa doonaya in lagu dhawaaqo doorashada ugu soo horaynaysa

Isha Xogta : Irmaan News


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


LATEST NEWS