[ XOG -] Loolan Adag Oo Ka Taagan Cida Noqonaysa Gudoomiyaha Golaha Wakiiladda Somaliland?

0
Monday June 12, 2023 - 11:19:29 in News by Hargaysa Office
  • Visits: 289
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    [ XOG -] Loolan Adag Oo Ka Taagan Cida Noqonaysa Gudoomiyaha Golaha Wakiiladda Somaliland?

    Loolan Adag Oo Ka Taagan Cida Noqonaysa Gudoomiyaha Golaha Wakiiladda Somaliland?

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Loolan Adag Oo Ka Taagan Cida Noqonaysa Gudoomiyaha Golaha Wakiiladda Somaliland?



Hargaysa [Irmaan News] Loolan xoogan ayaa ka bilaabmay shir-gudoonka golaha wakiilada somaliland

Mudanayaasha golaha wakiilada ayaa ku hirdamaya sidii loo dooran lahaa shir gudoon cusub oo dhamaan laga gudbo shir-gudoonkii hore oo uu is casilay gudoomiyihii hore Cabdirisaaq Khaliif

Xildhibaanada ayaa ku kala qaybsan in shir-gudoonka la wadda bedelo balse qaar ka mid ah ayaa qaba in gudoomiyaha uun la doorto


Xildhibaano badan oo damac ka leh shir-gudoonka ayaa soo baxay kuwaas oo doonaya inay damacooda ka dhabeeyaan

Hirdan adag ayaa socda waxaana loolanka qayb ka ah asxaabta mucaaradka, xukuumadda iyo Urur siyaasadeed KAAH, oo door weyn ku leh siyaasadda somaliland

Maalinta sabtida ee todobaadka cusub ayaa loo balamay in kulanka goluhu furmo madaama xafiltan adag oo dhanka shir-gudoonka ah jirro

Doorka xukuumadda somaliland, ee loolanka socda ayaa aad u hooseeya waxaana kaga xoogan mucaaradka iyo ururka KAAH

Isha Ku Hay Irmaan News


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


LATEST NEWS