Xagee Ayay Ku Danbaysay Dacwadii Cabdirisaaq Khaliif Iyo Kursigiisii Oo La Buuxiyay?

0
Tuesday July 11, 2023 - 21:49:55 in News by Hargaysa Office
  • Visits: 373
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xagee Ayay Ku Danbaysay Dacwadii Cabdirisaaq Khaliif Iyo Kursigiisii Oo La Buuxiyay?

    Xagee Ayay Ku Danbaysay Dacwadii Cabdirisaaq Khaliif Iyo Kursigiisii Oo La Buuxiyay?

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xagee Ayay Ku Danbaysay Dacwadii Cabdirisaaq Khaliif Iyo Kursigiisii Oo La Buuxiyay?



Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Aadam Xaaji Cali Axmed, ayaa 10/07/2023-ka dhaariyay Mudane Yuusuf Faarax Warsame Ducaale, kadib markii Guddida Doorashooyinka Qaranka JSL ay Maxkamadda Sare u soo gudbiyeen 01/07/2023-ka, codsi ay ku dalbanayaan in loo dhaariyo jagada ka banaanaatay Golaha Wakiillada JSL

Mudanaha la dhaariyay ayaa ahaa masuulkii labaad ee xisbiga Waddani, uga soo baxay gobolka Sool


Gudoomiyihii hore ee golaha wakiilada somaliland Cabdirisaaq Khaliif, ayaa iska casilay kursiga uu buuxiyay Yuusuf Faarax, oo dhaxal sugaha labaad

Weli dacwadii lagu soo oogay gudoomiyihi hore ee somaliland, lama soo saarin balse booskii uu baneeyay ee xildhibaanimo ayaa la buuxiyay .

Isha Xogta :- Irmaan News


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


LATEST NEWS