[War Hadda Ah :-] Dagaal Dhimasho Iyo Dhaawac Sababay Oo Ka Dhex-bilaabmay Habar-jeclo iyo Dhulbahante?

0
Thursday July 13, 2023 - 20:42:10 in News by Hargaysa Office
  • Visits: 384
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    [War Hadda Ah :-] Dagaal Dhimasho Iyo Dhaawac Sababay Oo Ka Dhex-bilaabmay Habar-jeclo iyo Dhulbahante?

    Dagaal Dhimasho Iyo Dhaawac Sababay Oo Ka Dhex-bilaabmay Habar-jeclo iyo Dhulbahante?

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dagaal Dhimasho Iyo Dhaawac Sababay Oo Ka Dhex-bilaabmay Habar-jeclo iyo Dhulbahante?


Burco [Irmaan News] Dagaal u dhaxeeya labada beelood ee walaalaha ah kuwaas oo kala ah Habar-jeclo iyo Dhulbahante

Dagaalka ayaa sababay dhimasho iyo dhaawac waxaana xaaladdu hadda tahay mid adag

Labada ruux ee dhintay ayaa ka soo jeedda beesha Habar-jeclo sida ay xaqiijiyeen Ilo wareedyo Irmaan News, la xidhiidhay


Labadda dhinac ayaa weli is hor-fadhiya waxaana socda hub urursi iyo in xaaladu mar kasta faraha ka bixi doonto

Dagaalka ayaa salka ku haya dhul la isku haysto iyada oo arrimo weli aan soo shaac bixina jiraan

Dawlada somaliland, ayaa la filayaa inay talaabo go,aan ah qaado si ay uga hortagto xiisada cusub ee soo korodhay .

Isha Xogta:- Irmaan News


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


LATEST NEWS