Madaxweynaha Somaliland Oo La Kulmay Madax Dhaqameedkii Muqdisho [ +Maxay Ka Wadda Hadleen]?

0
Friday July 14, 2023 - 14:17:40 in News by Hargaysa Office
  • Visits: 341
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweynaha Somaliland Oo La Kulmay Madax Dhaqameedkii Muqdisho [ +Maxay Ka Wadda Hadleen]?

    Madaxweynaha Somaliland Oo La Kulmay Madax Dhaqameedkii Muqdisho?

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha Somaliland Oo La Kulmay Madax Dhaqameedkii Muqdisho?


Hargaysa [Irmaan News] Madaxweynaha somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa kulan la qaatay madaxdii dhaqanka ee ka socday Muqdisho

Kulanka oo ka dhacay madaxtooyada dalka ayaa waxa lagu lafo-guray colaada ka taagan sool sidii xal loogu heli lahaa

Madaxweyne Biixi, ayaa ku amaanay madaxda dhaqanka sida hawlkarnimada iyo adkaysiga leh ee nabada ay ugu guntadeen


In kasta oo dagaalku aanu weli joogsamin hadana xukuumadda somaliland, waxa ay muujisay inay diyaar u tahay dedaal kasta oo nabadeed

Isha Xogta:- Irmaan News


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


LATEST NEWS