[ XOG -] Komishanka Doorashooyinka Somaliland Oo Ku Kala Qaybsamay Go,aankii Doorashadda Soo Horaysa ?

0
Monday July 17, 2023 - 19:37:56 in News by Hargaysa Office
  • Visits: 319
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    [ XOG -] Komishanka Doorashooyinka Somaliland Oo Ku Kala Qaybsamay Go,aankii Doorashadda Soo Horaysa ?

    Komishanka Doorashooyinka Somaliland Oo Ku Kala Qaybsamay Go,aankii Doorashadda Soo Horaysa ?

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Komishanka Doorashooyinka Somaliland Oo Ku Kala Qaybsamay Go,aankii Doorashadda Soo Horaysa ?



Hargaysa [Irmaan News] Komishanka doorashooyinka somaliland, ayaa ku dhaawaqay jadwalka doorashooyinka ururadda iyo madaxtooyadda

Komishanka ayaa iclaamiyay in doorashadii ururada la qabanayo sannadka 2023, halka tii madaxtooyada la qabanayo Nov. 2024

Ilo wareedyo ayaa xaqiijinaya in labadii xubnood ee mucaaradka ugu jiray komishanka ay diideen go,aanka lagu dhawaaqay iyaga oo daynaynaya in xisbiyada ay la mowqifka ahaayeen aanu ka farxin go,aanka soo baxay


Xubnaha ugu badan ayaa aqbalay go,aanka iyaga oo sheegay in qabyooyinka sharci ay dedejiyaan aqalka baarlamaanka dalku

Somaliland, ayaa wejahaysa xaalad adag madaama komishanka go,aankoodu ka cadhaysiinayo xubnaha mucaaradka

Labada xisbi mucaarad ee Ucid iyo Waddani, ayaan weli ku dhawaaqin mowqifkooda waxaana laga war sugaya talaabooyinka ay qaadaan .

Isha Xogta :- Irmaan News


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


LATEST NEWS