Xafiiska Madaxtooyadda Somaliland Oo Qoraal Naxdin Badan Shaaciyay?

0
Saturday July 22, 2023 - 11:15:19 in News by Hargaysa Office
  • Visits: 244
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xafiiska Madaxtooyadda Somaliland Oo Qoraal Naxdin Badan Shaaciyay?

    Xafiiska Madaxtooyadda Somaliland Oo Qoraal Naxdin Badan Shaaciyay?

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xafiiska Madaxtooyadda Somaliland Oo Qoraal Naxdin Badan Shaaciyay?



TACSI MADAXWEYNE: 22/07/2023.
INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, isagoo ku hadlaya magaciisa, ka dawladda iyo ka shacbiga Jamhuuriyadda Somaliland, waxa uu dhambaal tacsi ah u dirayaa, qoyskii, ehelladii, qaraabadii iyo shacbiga Somaliland ee ay ka baxday Alle ha u naxariistee Marxuumad Xaliimo Baaruud Liibaan oo ku geeriyooday saaka oo ay taariikhdu tahay 22/07/2023, Caasimada Somaliland ee Hargeysa.


Waxaanu Madaxweynuhu si gaara uga tacsiyadaynayaa geeridaasi Gudoomiye Ku xigeenka labaad ee Xisbiga Kulmiye, Mudane, Axmed Cabdi Xuseen (Axmed Cabdi Dheere) oo ay marxuuumadu hooyadii ahayd iyo dhammaan qoyskii ay ka baxday.

Madaxweynuhu waxa uu marxuumada ALLE uga baryayaa inuu naxariistii janno ka waraabiyo, qoyskii, ehelladii, qaraabadii iyo shacbiga Somaliland ee ay ka baxdayna samir iyo iimaan saadiqa ka siiyo.

ALLAA MAHAD LEH

Naasir Yuusuf Daahir
Agaasimaha Warbaahinta Madaxtooyada JSL.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


LATEST NEWS