[War Xaasaasi Ah ] Madaxweynaha Somaliland Oo Kulan Isugu Yeedhay Mudanayaasha Labada Aqal Ee Baarlamaanka Dalka?

0
Tuesday August 08, 2023 - 11:22:15 in News by Hargaysa Office
  • Visits: 410
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    [War Xaasaasi Ah ] Madaxweynaha Somaliland Oo Kulan Isugu Yeedhay Mudanayaasha Labada Aqal Ee Baarlamaanka Dalka?

    Madaxweynaha Somaliland Oo Kulan Isugu Yeedhay Mudanayaasha Labada Aqal Ee Baarlamaanka Dalka?

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha Somaliland Oo Kulan Isugu Yeedhay Mudanayaasha Labada Aqal Ee Baarlamaanka Dalka?



Hargaysa [Irmaan News] Madaxweynaha somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa kulan la leh mudanayaasha labada aqal ee baarlamaanka dalka

Kulanka oo weli aan si rasmi ah loo shaacin ayaa la filayaa in uu dhex-maro Madaxweyne Biixi iyo golayaasha wakiiladd & Guurtida

U jeeddada ugu weyn ayaa ah in la dardar geliyo hawlaha qabashada doorashooyinka si dalku ugu jahaysto dhanka doorashadda qof iyo cod ah


Xeerka ururadda ayaa golayaasha lagala hadlaya sidii ay waxyaabaha kaga xidhan u dhanaystiri lahaayeen

Madaxweynaha ayaa go,aan degreeto ku soo saaray cayimaada doorashadda madaxtooyadda iyo asxaabta qaranka

Sannadka 2023, ayaa la qabanayaa doorashadda ururadda halka sannadka 2024-ka la qaban doono doorashadda madaxtooyadda .

Isha Xogta :- Irmaan News


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


LATEST NEWS