Jabhad Cusub Oo Magaaladda Burco Lagaga Dhawaaqay Iyo Jabhadii Buurta Gacan-libaax Oo Raali Gelinbixisay?

0
Sunday September 10, 2023 - 20:01:22 in News by Hargaysa Office
  • Visits: 437
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Jabhad Cusub Oo Magaaladda Burco Lagaga Dhawaaqay Iyo Jabhadii Buurta Gacan-libaax Oo Raali Gelinbixisay?

    Jabhad Cusub Oo Magaaladda Burco Lagaga Dhawaaqay Iyo Jabhadii Buurta Gacan-libaax Oo Raali Gelinbixisay?

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Jabhad Cusub Oo Magaaladda Burco Lagaga Dhawaaqay Iyo Jabhadii Buurta Gacan-libaax Oo Raali Gelinbixisay?



Hargaysa [Irmaan News] Jabhada buurta gacan-libaax ayaa raali gelin ka bixiyay fal danbiyeed ay galeen kaas oo ay ku af-duubteen gaadhi yaalla degmada dhoqoshay oo ka tirsan gobolka Togdheer

Gaadhiga oo ay lahayd wasaaradda biyaha somaliland, ayaa hawlo shaqo u joogay degmadaasi

Taliye ku xigeenka Jabhada gacan-libaax ayaa sheegay in falkaasi ay ku kaceen dhalinyaro cadhaysan isla markaana ay raali gelin ka bixinayaan


Taliye ku xigeenka jabhadaasi ayaa sheegay inay arrinta ka xun yihiin isla markaana wuxuu cadeeyay in wadda hadal u socdo jabhada iyo madaxda dhaqanka beesha Garxejis

Xubno ka cadhooday gaadhiga laga qaatay degmada dhoqoshay ayaa qoryaha qaatay waxaana ay ku hanjabeen in iyagu ba ay talaabo kasta qaadi karaan taas oo dhib weyn hor-seedi karta

Garowshiyaha jabhada ka soo yeedhay ayaa dejinaya xaaladii adkayd ee deegaankaasi ka jirtay .

Isha Xogta:- Irmaan News


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


LATEST NEWS