[ XOG-] Loolan Adag Oo U Dhaxeeya Madaxweyne Biixi, Musharax Cirro, Faysal Iyo Maxamuud Xaashi Oo Ka Taagan Golaha Baarlamaanka Somaliland?

0
Saturday September 30, 2023 - 09:45:04 in News by Hargaysa Office
  • Visits: 247
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    [ XOG-] Loolan Adag Oo U Dhaxeeya Madaxweyne Biixi, Musharax Cirro, Faysal Iyo Maxamuud Xaashi Oo Ka Taagan Golaha Baarlamaanka Somaliland?

    Loolan Adag Oo U Dhaxeeya Madaxweyne Biixi, Musharax Cirro, Faysal Iyo Maxamuud Xaashi Oo Ka Taagan Golaha Baarlamaanka Somaliland?

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Loolan Adag Oo U Dhaxeeya Madaxweyne Biixi, Musharax Cirro, Faysal Iyo Maxamuud Xaashi Oo Ka Taagan Golaha Baarlamaanka Somaliland?


Hargaysa [Irmaan News] Guud ahaan shacabka somaliland ayaa isha ku haya golaha wakiiladda oo saaka la filayo inay meel mariyaan xeerkii isasaarka ee doorashooyinka

Mudanayaasha golaha wakiiladda ayaa ka soo xaadiray golaha waxaana ay doonayaan inay ansixiyaan xeerka muddada laga soo shaqaynaayay

Xeerka doorashooyinka ayaa ah heshiis dhamaan dhinacyadda siyaasadda somaliland, wadda aqbaleen kaas oo ay go,aan ku soo saareen beesha Habarjeclo, oo xal u heshay khilaafkii dalka halista geliyay ee muranka doorashooyinka


Qodobadda ugu xaasaasin ee ku jira doorashadsa isasaarka ah ayaa u kala hiilinaya xukuumadda iyo mucaaradka oo isku dhinac ah

Qodobada la ansixinayo ayaa ah inay ku jirto doorashadda ururadda iyo madaxweynuhu in cododka loo kala xisaabinayo hal dheeri iyo in gobolo lagu saleeyo waxaana mucaaradku heshiis ku yihiin in hal dheeri laga dhigo kaas oo la filayo in la meel mariyo madaama aqlabiyada haystaan

Si weyn ayaa isha loogu hayaa golaha baarlamaanka somaliland, madaama xeerku muhim u yahay guud ahaan xasiloonida waddanka

Isha Xogta:- Irmaan News


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


LATEST NEWS